Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Dhiig baan isku arkay anigoo uur leh?
(1/1)
Timocade:
asc bahda caafimadka waan idin salaamay
xaaskayga uur 2 bilood ah bay leedahay waxaa ka yimaada dhiig mana jiro xanuun hadii aan geeyay goob caafimaad waxay noo sheegeen in ilmaha usan waxba qabin oo uu caafimaad qabo
maxaa keenaya dhiig wakhti haweenayda ay uur leedahay bal noo soo caddee oo jawaab nagasii in uu dabiici yahay dhiigaas iyo in uu xauun jiro
SomaliDoc:
Su'aashaan horay ayaan uga jawaabnay ee halkaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,7440.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version