Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Maxay tartaa bomaatada Medizole-B?
(1/1)
Freeman143:
Asc doctor, waan idin salaamay waxaan rabaa inaa ii sharaxdaan xaaskayga ayaa waxaa loo soo qoray boomaatadan dhaqtarkiina sifiican uguma sharixin hadaan raadinayna google ka waka waynay.. waa tan MEDIZOLE-B
SomaliDoc:
Waa bamaato antibiotic ah, magaceeda rasmiga ah waa "metrinadazole", markay kareem tahay waxaa loo isticmaalaa caabuqyada maqaarka, markay biyobiyo tahayne "Gel" waxaa loo isticmaalaa caabuqa xagga hoose ee dumarka.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version