Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Ma jiraa cudur la dhaho Kaduudshe?

(1/1)

Ibra Aadam:
Asc doc wxn rabay Inan ku weydiyo inuu jiro cudur la dhaho kuduudshaha amaba wa Maxay cudurka kuduudshaha .
Doc wxn maqli jirey Wuxu cudurkasi ku dhaca xoolaha hadana dadka .
Bal doc noo faahfaahi .
MAHADSANID

SomaliDoc:
Haddii aad ula jeedid xanuunka loo yaqaano "kudka" oo xoolaha ku dhici jiray, hadane dadka ku dhaco warbixintiisa ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1362.0

Haddii aad ka wadidine xanuunka kaduudiyaha oo dhawaantaan dhulalka soomaalida ku dhacay, halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6618.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version