Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Gacmo iyo luga dhidid?

(1/1)

Abdulkani:
Asc

Waan idiin salaamay Dhaqaatiirta page kaan ee ku hoolan caawinaada bulshada. Waana idiin ka mahadcelineynaa hoosha aat inooheysaan.

Waxaan leeyahay Gacmo iyo luga dhidit. Marka waxaan rabay inaan ogaado waxa sawaba iyo daawo iney leeyahay, tankale dhibaato miyuu igu leeyahay dhidit kaan faraha badan ee iga baxayo?

SomaliDoc:
Halkaan ka akhriso qoraal aan hadda ka hor kaga hadalnay cillada dhididka gacmaha iyo lugaha: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2320.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version