Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Dhibaato iga haysata dhanka xiniinyaha?

(1/1)

Galadyare:
asc dhamaan dhaqatirta somalidoc wad ku mahadsantihin sida ad isugu xilqaanten inaad bulshada wacyigalin cafimaad aad siisan insha'alahu alle waxan idinkaga rajayna inuu misaanka xasanaadka idinkugu dara.
hadan u gudbo su'aashayda waxan inbadan kacabanayay dhibaato iga haysata dhanka xaniinyaha ama dhikilaha. labaduba way i xanuunan wax xidido aad modid a ku jiro markan tabto. labo jeer ban is baray o computer isi saray marki hore kaniini ba la iso qoray waxna kama helin. marki danbana dhaqtar kale ban u tagay wuxu i diray computer jawbtina wuxu dhahay wa cadi xaniinyahagu marka waxan raba inaan dhaqaatiirta lawadaago natiijadii kaso baxday baritaanka .
waana sidan hoos ku xusan
SCROTAL ULTRASOUND
Left Testis:

* Average sized measuring 34×19mm with normal homogenous echopattern
* No focal lesion or masses Right Testis:

* Relative small sized Rt test measuring 20×15mm with normal homogenous echopattern
* No focal lesion or masses Epididymi:

* Average sized epididymi with normal homogenous echopattern
* No focal lesion or masses
Pampiniform Plexus :

* Average daimeter of pampiniform plexus .
Hydrocele :

* No hydrocele

SomaliDoc:
Inkastoo computerka uusan cillad sheegin, laakiin qaabka aad cilladaada u tilmaantay waxay u egtahay cilladda loo yaqaano "Varicocele" ee ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3852.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version