Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Kabaabyo muddo afar sano ah?

(1/1)

Sabaax143:
Asc wan idin salamay waxan idin weydiinlahaa waxan isku arkay mud 4sano ku dhawaad kabaabyo oo Mar hal far baa ikabaabyoneysa Mar hal jilibka Mar madaxa oo second bey iheyneysaa walina dhaqtar umantakin plz jawaab

SomaliDoc:
Wax badan oo kala duwan ayaa kabaabyada keeno ee ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1747.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version