Author Topic: Su'aal: Waxaa i xanuuna jilibka?  (Read 2893 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Hadiis Samawade

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Waxaa i xanuuna jilibka?
« on: January 31, 2017, 10:40:22 PM »
Asc marka hore waan salaamay dhamaan doctorada page kan iyo asxaabta sharafta leh ee kuxidhan pagekan ama websitekan
hadii aan ugudbo su .aashayda
waa sidan .
waxa ixanuuna jilibka ama lowga kolba sidaad utaqaanaanba waxana ahaan jiray nin orod badan hadana ciyara kubada cagta taas oo aan aad ujeclaa ciyaaristeeda ayaan gabi ahaanba aan awoodi waayay inaan kubada ciyaaro hadana aan socodkii kari waayay taasoo igu kaliftay inaan dhugtiyo ama aan laangadheeyo lkn sababta kadanbaysana magaranayo sida :Nabar igu dhacay ama kuftin aan kufay oo aan dhoho lowga nabarkaas ayaa iiga dhacay majirto waxaan lakulmay xanuun joogto ah
dawooyin yaryar ayaan isticmaalay  diclofanac Gell ama diclo sprayer .xabad sowdo  iyo geedka layidhahdo muringa ama Mawe geedka ladhoho
Runtii waxba iskama badalin oo wali sidii ayaan ahay oo waan dhuktiyaa badanaaa IMA xanuuno waa marka aan socon rabo oo miisaankayga ayuu diidayaa ama culuskayga marka waxaan ubaahnaa talo iyo tsuaale inaad iga siisaan  dawo aan u isticmaalana aad iisheegtaan insha allh




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Waxaa i xanuuna jilibka?
« Reply #1 on: May 06, 2017, 09:13:06 PM »
Waxaad u baahan tahay in jilibka lagaa sawiro, weliba lagaa saaro haddii aad heli kartid sawirka MRI, sababtoo ah dhaawacyada jilibka gaaro badanaa waa seedaha iyo carjawyada isku haaya, raajane lagu arko cilladahaas. Markii cillada la ogaado ayaa xalka haboon la garan karaa.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Shahwadayda waxaa ku jiro kuus kuus?

Started by Ali2oBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 16188
Last post December 04, 2016, 10:32:07 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaa igu yaallo buro "Fibroadenoma"?

Started by HabsaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 12650
Last post July 05, 2017, 01:34:23 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaa dhuunta ilaa qoorta iiga yaal buur buur?

Started by XikmaawiBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 15135
Last post February 28, 2016, 01:40:51 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaa dhib weyn igu haya dhareer afka ka yimaado marka aan seexdo?

Started by Haji2Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 61138
Last post December 05, 2015, 11:34:53 AM
by SomaliDoc
Su'aal: marka uu hargab ku dhaco oo uu qufaco waxaa dheecaan ka yimaado dhagta bidixda ah?

Started by DeeqcaliBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 14135
Last post November 01, 2011, 07:58:14 PM
by SomaliDoc