Author Topic: Su'aal: Qufac joogto ah?  (Read 3698 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Cabdi Casiis Cali

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Qufac joogto ah?
« on: February 01, 2017, 01:59:44 PM »
Asc dhaman inta webkan ka howl gasho wadsalamantihiin
Su aasheyda waxay tahay
Hoyadey wa ilaa 50 jir waxay ka shaqeysaa suuq qudaar waxay la dhiban tahay qufac aan xanuun said ah leheen
Marwalbo wa uu ku so laa laabtaa
Dhuunta waxa uga taal buro
Marka waxaan idin waydinayaa wax yaabaha keeno qufacaas iyo waxa lagu daaweyn karo
   Mahadsanidiin




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Qufac joogto ah?
« Reply #1 on: May 22, 2017, 11:08:47 AM »
Qufaca joogtada ah waxyaabaha keeni karo waxaa ka mid ah xasaasiyad dhuunta ah, xanuunka xiiqda ama cillad culeys ku hayo dhuunta.
Halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan waxyaabaha keeno qufaca joogtada ah ee riiraxyado wato: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6726.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Kacsi joogto ah iyo dhareerka "Precum"?

Started by Ahmed_laasBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 2
Views: 12485
Last post December 11, 2018, 12:18:20 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Birta dhiiga oo badan? Wareega dhiiga oo yar? Qufac markii aan ordo?

Started by DurdurBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 15761
Last post May 19, 2011, 08:49:53 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Joogto U Xiirida Timaha Madaxa, Dhib Miyaa Ka Imaan Kara?

Started by CilmiSabcaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 17194
Last post January 29, 2012, 12:07:55 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxa sababo dhididka gacmaha iyo lugaha oo joogto ah?

Started by SahnuunyarBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 9048
Last post May 15, 2013, 03:42:08 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Jidhka oo xasaasid aan joogto ahayn yeesha?

Started by Muna O.HamariBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 5820
Last post November 10, 2012, 01:22:51 PM
by SomaliDoc