Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Waxaan ahay Qof Gaaban ee maxaa sameyaa?

(1/1)

Hanad.200:
Asc dhamaan Bahda Somali medical Association waxaan marka hore niga mahadcelinaye Janiska aa siiseyn umada somaliyeed intaas ka dib Su"aasheda waa
doctor waxaa ahaye wiil waxaana jiraa 21 sano wana Gabanahye dhirarkega waa 1.62 waxaa rabaa inaa dherado ee maxaa sameya mana laga yaaba inaa dherado hada ka dib waxaa maqley dad badan oo dhahaayo 20 hadii la dhafo lama dherado jwb insha allah Thanks

SomaliDoc:
Akhriso qoraalkaan oo aan hadda ka hor uga hadalnay dhirirka iyo gaabnida: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6490.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version