Author Topic: Su'aal: Cuncun subaxii markaan soo tooso?  (Read 3266 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Moztaf hazan

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Cuncun subaxii markaan soo tooso?
« on: February 02, 2017, 06:39:31 PM »
Asc
Bacada salan aad baad umahadsantihiin howshaad nooqabanaysaan.
Waxaan raba inaa iga caawisan xanuun ayaamahan idaa shaday waana cuna xanuun calamadihiisa waxaa kamida
- cuncun markaan subixii so tooso
- wax jaale ah oo dalqada iyo inta kahooseesa iga dhaga habeeenkii markaan seexdo
- cabur[in uu dulalka sanka midkamida i xiran yahy malinkii aadhan waxaana xira  hilib adag oo laf mooda jirka haysta oo hadba dhinacaa useexdo uguurayo habeenkii
- dalqada iyo inta u dhoow oo aad moodo dhaawac inuu gaary.....
- xab iga dhaga dhuunta

Raali aga ahaada hadii aan dheereyey sua aasha
MAHADSANIDIIN




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Cuncun subaxii markaan soo tooso?
« Reply #1 on: May 07, 2017, 08:49:09 PM »
Waxaan kugula talin lahaa in aad la xiriirtid dhakhtar cunaha iyo sanka ku takhassusay, sababtoo qaabka aad u sifeysay xanuunkaaga waa nuuc xasaasiyadda ka mid ah, waxaana dhici kara inuu sanakane hilib kaaga yaallo, waana badanaa laba cillad oo isla socoto.

Akhriso qoraal ku saabsan arintaan oo aan hadda ka hor ka hadlay: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5630.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Waan naxaa markaan hawl aanan hore u qaban jirin qabanayo?

Started by Saleeban AxmedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 6979
Last post October 05, 2015, 11:40:31 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Markaan biyo badan cabo ilaa (750 ml) waxyar kadib kaadi baa iqabanaysa?

Started by Mohamed AbdirizakBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 18688
Last post September 04, 2016, 07:49:05 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaan isku arkay markaan aqriska badsado in aan arki waayo?

Started by AbdikaniBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 48148
Last post March 07, 2011, 05:28:58 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Cunaha markaan cadayanayo xubuub adag oo ur leh ayaa iga soo baxa?

Started by AbumohamedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 116846
Last post May 16, 2010, 09:57:56 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Markaan socdo waxaan dareemaa in uurjiifku uu dhaqaaqa joojiyo?

Started by Umu MohamedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 9617
Last post February 12, 2016, 08:11:39 PM
by SomaliDoc