Author Topic: Su'aal: Kaadida aa dhibta mararka qaar?  (Read 4139 times)

0 Members and 2 Guests are viewing this topic.

Offline Rabaase

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Kaadida aa dhibta mararka qaar?
« on: February 02, 2017, 08:04:23 PM »
Asc Dr .
Kaadida ayaa iga soo daahda marar ka qaar waxaa sugaa 2 ilaa 3 daqiiqad aa fadhi yaa  si aa u kaadsho balse markaan biyo badan aa cabo caadi aa u kaadshaa.
 xanuun yar waa dareema meesha bisiqleeda  ka koreyso waa is baaray 2 jeer kadiida wax infektion waa laga waaayay.
Dr aa la kulmay wadankan Sweden bisiqleeda ilaa kilyaha waa iga riixay .
Iyo dabada oo farta iga galiyay oo igu riixay kadib xanuun  aa dareemay markaas oo igu dhahay waxaa jira inflammation gudaha ah magac oo iigu sheegay lkn ma xasuusta Meesha inflammation ku sheegay.
Kaniin ipren 400 mg oo recept free ah oo gado I dhahay 3 waqti cun ilaa 2 isbuuc .
Waxaa codsanaa in fikrad iyo talo la iiga siiyo




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Kaadida aa dhibta mararka qaar?
« Reply #1 on: May 07, 2017, 08:51:53 PM »
Cillada uu dhakhtarka kugu sheegay waa caabuqa qanjirka ragga ee loo yaqaano "Prostate", ka akhriso halkaan qoraal ku saabsan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2119.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: kaadida oo tifiq-tifiq iga imata markan foorarsado kadib xaajada suliga?

Started by Dhool-yareBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 13742
Last post May 01, 2017, 09:50:00 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Korkeyga Meelo Qaar Madoow Ah meelo Qaarna Cadaan?

Started by HonestboyBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 5305
Last post April 06, 2012, 01:57:53 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Mar marka qaar o aad moodo wax hada dhacay inan hada ka hor arkay?

Started by QalbiyareBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 10
Views: 42418
Last post April 15, 2018, 02:30:28 PM
by Muxya62
Su'aal: maxaa sababa gabadha uurka leh oo aan kaadida xejin karin?

Started by Nuur12Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 40553
Last post March 30, 2011, 01:35:12 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Markaan kaadida dhameeyo waxaa soo raacaya wax yar oo shahwa ah?

Started by GantaalBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 11425
Last post October 15, 2011, 05:12:28 PM
by SomaliDoc