Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Kaadida aa dhibta mararka qaar?
(1/1)
Rabaase:
Asc Dr .
Kaadida ayaa iga soo daahda marar ka qaar waxaa sugaa 2 ilaa 3 daqiiqad aa fadhi yaa si aa u kaadsho balse markaan biyo badan aa cabo caadi aa u kaadshaa.
xanuun yar waa dareema meesha bisiqleeda ka koreyso waa is baaray 2 jeer kadiida wax infektion waa laga waaayay.
Dr aa la kulmay wadankan Sweden bisiqleeda ilaa kilyaha waa iga riixay .
Iyo dabada oo farta iga galiyay oo igu riixay kadib xanuun aa dareemay markaas oo igu dhahay waxaa jira inflammation gudaha ah magac oo iigu sheegay lkn ma xasuusta Meesha inflammation ku sheegay.
Kaniin ipren 400 mg oo recept free ah oo gado I dhahay 3 waqti cun ilaa 2 isbuuc .
Waxaa codsanaa in fikrad iyo talo la iiga siiyo
SomaliDoc:
Cillada uu dhakhtarka kugu sheegay waa caabuqa qanjirka ragga ee loo yaqaano "Prostate", ka akhriso halkaan qoraal ku saabsan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2119.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version