Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Dhibaatada isku celinta biyaha?

(1/1)

Mr Mahamed:
maxay sababi kartaa hadaan biyaha isku celiyo ayagoo wax yar tifiq oo kale iiga yimid  marar badan makeeni kartaa arintaas madhaleys nimo iyo infectionka ku dhaca shahwada iyo epipidermithka

SomaliDoc:
Biyaha oo la isku celiyo ma fiicno, maxaayeelay waxay dabciyaan haniyaha u dhaxeeyo kaadiheesta iyo ibta, haddii arrintaasi ay joogto noqoto, waxay keentaa in kaadida ay ka fakato qofka markii ay qabato.

Akhriso qoraal ku saabsan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5941.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version