Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: dhagta saaid ii xanuunto?

(1/1)

Muno:
Asc wr wb doc dhagta saaid ii xanuunto dhagta gudaheda duleel ledahay maxaa igula talin lahayd

SomaliDoc:
Muno, fadlan la xiriir dhakhtar si dhegta lagaaga fiiriyo waxaa dhici karta inay caabuq qaaday, kaasoo u baahan in si dhakhso ah lagu xalliyo, haddii kale wuxuu keenaa dhibaatooyin badan, akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=546.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version