Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Qofka uurka ka soo uro?

(1/1)

Maajid Dalab:
ASC somaliDoc, waxaan aad ugu mahad celinaya dhaman howl wadeenada SomaliDoc kuwas oo mar walba u helan sidii ay bulshada somaliyeed ku cawin lahayeen oo ay aqoontooda sharafta leh oogu faa'ideyan lahayen, Waxaan rawa in la'iga cawiyo arin kusoo noqnoqtay qof saaxibkayga ah taas oo ah Asaga oo hada soo cadaysta/soo rumaystay ayaa hadana afkisa  soo uraya taas oo aan maskaxdayda kaga cabiray in uu uurka ka jiran yahay oo uu uurka kasoo uurayo oo aysan aheyn afka,
MAXA SABABA? MAXASE LAGU DAWEYN KARA? waxaan rajaynaya sida ugu macquulsan inaad iigu soo jawaabi doontan.
                 
                                 AAD BAAN IDIN KAGA MAHAD CELINAYA

SomaliDoc:
Halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan waxyaabaha keeno af-urka: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1610.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version