Author Topic: Su'aal: Wax aan ku wareeray shaki iyo naxdina igelisay?  (Read 4117 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Hudo ali

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Wax aan ku wareeray shaki iyo naxdina igelisay?
« on: February 12, 2017, 02:47:42 PM »
« on: February 11, 2017, 11:18:54 PM »
Quote
Asc aadbn idiin salamaya dhakhtarada qaaliga ah  waxaan qabaa suaal aanjeclahy inaad iiga soo jwbi doontan insha allh  ahna wax aan ku wareeray shaki iyo naxdina igelisay 1.  Tuubada kaadi mareenka xageeda danbe ayaan kataabtay xubin laa laabka kashabahda mindhicirada una adag sida qanjidhka xageeda danbena cad caadia ka ah markaa waxaan ukala garan la ahay ma wax igasoo baxaa ?   Ma ilmagaleenkaa saas ah oo anaa iska baqay ma mindhiciradaa  .takale 2 kafka hore mindhiciradu miyay soo gelikaraan   makaanka caafimadka qabse waa mid nooce ah taabasho iyo aragti

Waxàan ahy 22jir hal ilmona waan leeyahy oo 11bil jira
Insha allh jwbtiinaan ubaahanahy




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Wax aan ku wareeray shaki iyo naxdina igelisay?
« Reply #1 on: May 26, 2017, 08:23:44 PM »
Mindhicir meeshaa kama dhawa, maan soo gali karto.
Sidoo kale minku maahan wax la taaban karo oo far ku gaartid, laakiin waxaad dareemi kartaa afka ilmo-galeenka ee loo yaqaano "Cervix", khaasatan haday hooyadu horay u dhashay.

Wax dhib ah oo laga welwelo maahan.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Waxaa nafteyda gilgilay cudur shaki ah?

Started by Maaji29Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 3036
Last post July 16, 2016, 02:12:22 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Shaki iyo fikir xun oo aan badneyn?

Started by Mohamoud AbdiazizBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 0
Views: 2655
Last post March 31, 2019, 11:38:49 PM
by Mohamoud Abdiaziz
Su'aal: Shaki uur?

Started by RaaliyoBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 4044
Last post April 22, 2013, 10:20:54 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Xanuunkeyga waa mid aan ku wareeray?

Started by Abdullahi SulemanBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 0
Views: 2870
Last post July 30, 2020, 01:09:26 PM
by Abdullahi Suleman