Author Topic: Su'aal: Finan wajiga oo isku badalayo bar madaw?  (Read 2627 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Layla som

  • Newbie
  • *
  • Posts: 4
  • Points: +0/-0
Su'aal: Finan wajiga oo isku badalayo bar madaw?
« on: February 13, 2017, 06:34:22 PM »
Asc Dr, bacda salaan waxaan halkan kusoi gudbinayaa su'asheyda oo ah: finan ka soi baxaya wajiga kadib isku bedelaya bar madow, qaarna ay noqonayaan honqor nabarka kuusan oo madow waxaana ay u badanyihiin dhinaca bidix ee daanka, marks Dr adigoo mahdsan waxaan jeclan lahaa inaad iga caawiso Allah haku caawiyee,amiin inshallah.




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Finan wajiga oo isku badalayo bar madaw?
« Reply #1 on: May 13, 2017, 08:05:39 PM »
Nabraha ka soo baxo wajiga waa nuur nuuc, mid walbane qaab gooni ah ayaa loola tacaalaa, qaar badan oo ka mid ahne waxay reebaan haaro, ka akhriso halkaan qoraal ku anfacayo: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2102.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: "Sixirka" iyo jirada "schizophrenia" ma isku mid baa?

Started by NaaleBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 8
Views: 26475
Last post April 20, 2015, 12:29:25 PM
by SomaliDoc
SU'AAL: XANUUN MEESHA DHAXDA AH EE KU AADAN XUDUNTA ILAA ISKU WEERKA OO DHAN?

Started by SiihaamBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 21477
Last post April 26, 2011, 06:57:47 PM
by Drkheyre
Guurka Lamaanayaasha Isku Hidde Sidayaasha Ahi, Ma U Sabab Baa Cilad Ku Dhalashada Ilmaha?

Started by CilmiSabcaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 5
Views: 44038
Last post October 16, 2011, 04:39:29 AM
by CilmiSabca
Su'aal: Waxaan isku arkay markaan aqriska badsado in aan arki waayo?

Started by AbdikaniBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 47837
Last post March 07, 2011, 05:28:58 PM
by SomaliDoc
Su'aal: waxaan isku arkay nabaro yaryar oo afka gudihiisa iga soo baxa?

Started by CabdicasiisBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 29396
Last post April 19, 2011, 09:51:52 PM
by SomaliDoc