Author Topic: Su'aal: Guux Maskaxeed?  (Read 3750 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Abdirahman200

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Guux Maskaxeed?
« on: February 18, 2017, 01:29:46 AM »
Dr ASC Wr Wb.
Dr. Salan Kadib. waxan ahay nin dhalinyaro ah waxan donaya inan ku waydiiyo arin aan isku arkay muddo hada laga jogo 4 sano, waqtigan reerka  yeeshay. Dr. waxan isku arkay arin iga yaabisay, Marki lagaaro habeenki oo aan isku diyaariyo inaan seexdo, markaan indha isgaliyo o an wax yar hurdo ila 5 daqiiqo camal ama ka yar ayaa waxa madaxa gudihiisa laygaga fura dhawaaq, guux iyo hugun aan caadi ahayn jirka o dhana wa i gariiraya markaas. waxan isku dayaya inaan kaco lkn ma awoodayo, xaaska lahadal bn damcaya ma awoodayo iyana hadal bn damcaya ma awoodayo ilaa intaa u socdo guuxu. kadib waxan bilaaba inaan NIYADA KA ACUUDU BILAYSTO ileen ma hadli karee.
Saan niyada uga acuudu bilaysanayo ayuu marka dambe iga istaaga dhawaaqi iyo guuxi maskaxda iga haystay. waana habeenki kaliya arintaan ilaa daqiiqad ama daqiiqad iyo bar camal yey soconaysa guuxaan. bishi labo ama mar ayaan la kulma arintaan mar marna mudo marki la joogo ayuu igu bilaabma...Dr. marka arintaan maxay kula tahay caafimaad ahaan....




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Guux Maskaxeed?
« Reply #1 on: May 23, 2017, 08:58:01 PM »
Cilladaan waxaa loo yaqaanaa "Sleep paralysis", horay ayaan uga hadalnay ee ka akhriso halkaan qoraal ku saabsan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7649.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Dhagaha oo Guux ama dhawaq Hugun cml ah ka dhax shidmay!

Started by Zaki Cade20Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 8
Views: 15106
Last post January 14, 2016, 02:14:59 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Dhagaha oo Guux ama dhawaq Hugun cml ah ka dhax shidmay!

Started by Maanka007Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 4
Views: 7847
Last post February 06, 2016, 05:42:34 PM
by Maanka007
Su'aal: Guux dhanka dhegta bidix?

Started by Ciid mohamudBoard Cudurrada Indhaha

Replies: 0
Views: 38776
Last post January 16, 2020, 06:56:41 AM
by Ciid mohamud
Waa maxay xanuun maskaxeed?

Started by SomaliDocBoard Cudurrada Maskaxda

Replies: 2
Views: 27207
Last post March 23, 2008, 04:17:22 PM
by SomaliDoc