Author Topic: Su'aal: Maqalka dhagaha oo i yaraaday?  (Read 6793 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Abdi Abdulahi

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Maqalka dhagaha oo i yaraaday?
« on: February 18, 2017, 11:39:21 AM »
waxaan doonaayaa inan idin weydiiyo suaal taasoo ah in maqalka dhagaheyga uu sii yara daciifaayo waxan isku arkay 2012 ilaa haatan sidi ayan ahay waxan tagay 2015 dhaqtar computer ayuu isaaray maqalka dhagaha ayuu cabiray kadib waxuu iishegay iney kala liitaan oo ay dhagta midige darantahy waxan qaatay daawooyin uu iiqoray lakiin waxbo iskagama garanin waxan joogay cabaar kadib waxan tagay dhaqtar kale oo ENT ah dabayaaqadi sanadki aan soo dhaafnay 2016 waxuu iisheegay in ay qalniin tahay oo  dhagaha iyo sanka meesha ay hawada isku mari laheed isdaba martay qalniinkana uu sanka yahay waxuuna iisoo qoray daawooyin aan sii qaato intan kasoo diyaar garoobaayo qalniinka oo uu sii sifeynaayo dhagaha oo aan roonaanaayo wnka soo tagay waxeey waaridkey igula taliyeen inan dhaqtar kale utago oo ENT ah wan utagay waxaan tusay warqadi hore ee qalniinka waxuu iisheegay inaan qalniin jirin oo ay been tahay sankaaga iyo dhagahana ay nadiif yihiin dibada iyo gudahabo waxuu iisoo qoray daawooyin waxbo iskagama garanin ilaa haatan wan iska joogaa waxa iigu yaabka badan ayaa ah oo aan ka walwalsanahy inaan ku hadli karin Mobile ka oo maba is fahmeeno dadka lkn marka aan caadiga ula shekeysanaayo dadka wan roonahay lakiin waxaa jiro mamo aad iiga daran oo dhago culus oo hadana aan ka maqli ogahy marka face to face aan dadka ula shekeysaneeno lkn ayada ay Mobile ka si fasiix ah oogu hadli karto ilaa dhowr qof ayaan arkay oo ka maqal fcnhay marka aan caadi iskula joogno lakiin ay iiga fiican yihiin ku hadalka Mobile ka  fadlan dhibatadaa ayaan dareemayaa iga soo jaahil bixiya




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Maqalka dhagaha oo i yaraaday?
« Reply #1 on: May 23, 2017, 09:01:27 PM »
Xanuunka dhagaha badanaa aragti ayaa lagu gartaa, sida ka muuqato cabashadaada, cillad ayaa jirta maqalka kaa xannibayso, fadlan qoraalkaan akhriso oo aan kaga hadalnay waxyaabaha keeno in maqalka uu daciifo iyo waxyaabaha lagu kala fahmo: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=417.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Caanaha naaska dhagaha ilmaha malagu shubi karaa?

Started by BalqiisahaajiBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 12514
Last post February 06, 2016, 02:44:30 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Dhagaha oo Guux ama dhawaq Hugun cml ah ka dhax shidmay!

Started by Zaki Cade20Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 8
Views: 15105
Last post January 14, 2016, 02:14:59 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Dhagaha oo Guux ama dhawaq Hugun cml ah ka dhax shidmay!

Started by Maanka007Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 4
Views: 7846
Last post February 06, 2016, 05:42:34 PM
by Maanka007
Suaal ku saabsan xanuunka dhagaha ku dhaca

Started by Hussein FowzzyBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 12933
Last post February 17, 2016, 03:42:08 PM
by SomaliDoc
Guuxa Dhagaha ka Baxaya (Tinnitus)

Started by JamayassinBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 63211
Last post May 28, 2015, 10:12:35 PM
by SomaliDoc