Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Waxtarka geedkaan?

(1/1)

Kaafiyo:
Asc dhaqatiirta iyo dhaman asxabta somalidoc kuxiranba dhaqtar adoo mahadsan waxaan rabaa inaan waxka ogaado waxtarka geedka lagu magacaabo linseed waa mahadsantihiin mar labaad asc

SomaliDoc:
Horya baan qoraal uga diyaarinay ee halkaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6980.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version