Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Saliid macsarta wax ma yeelaysa uurka fudud?

(1/1)

Nasriin:
Asc wr wb
aad ayaan idiin salamay
su'aashayda hadaan u gudbo
saliid macsarta wax ma yeelaysa uurka fudud
qof xamila ah saliid macsar joogto ma u isticmaali kartaa

SomaliDoc:
Saliida macsarada wax dhib ah uma keento uurka, waadna isticmaali kartaa, faa'idooyin badanne waa laga helaa ee ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3195.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version