Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Waa maxay Peyronies disease?
(1/1)
Mr Mahamed:
Waa maxay cudurkaan maxana sababo Peyronies disease
SomaliDoc:
Waa cillad ku dhacda xubinta ragga, taasoo qofku kacsan karin xanuun awgiis, waxayna badanaa ka bilaabataa dhaawac xubinta gaaray iyadoo kacsan, haddii gudaha xubintu ay dhaawac gaarto, waxaa fuusho qalfoof inta ay raysanayso, marka xubintii qallooc ayaa galayo safiicanne uma taagnaan karto, hadduu qofka aad u kacsadane dhaawacii ayaa danqanayo oo xanuun siyaado ah ayuu dareemaa.
Fadlan cilladaan la kaasho dhakhtar "urologist" ah, qalliin ayaa lagu saxaa.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version