Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Ukun iyo caano la isku karkariyay?
(1/1)
Cadnaanab:
Waxan rabaa in la ii shego ukun iyo caano hadan isku karkariyo oo aan cabo dhibatada iga iman karto ama faidada anka helo arintas
SomaliDoc:
Haddii aadan xasaasiyad ku qabin, wax dhib ah ma keenayso in ukun iyo caano aad isku darsatid.
Labaduba waxaa ka buuxo maadada borotiinka, waxaana badana la isugu daraa caruurta nafaqo-darrida hayso.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version