Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Labadayda Xiniinyood Tan Bidix Ayaa Waxaa Kusoo Batay..?
(1/1)
Oscar_dream:
Aad baan Idin salaamu DhaManTiin Dhakhaatiirta Somaliyed Ee u adeegaysa bulshadooda Ilaahay Haidinka Raali noqdo.......InTaa Ka kabacdi........Dr Waxaan Isku Arkay Xaalad Labadayda Xiniinyood Tan Bidix Ayaa Waxaa Kusoo Batay Xidido Wayna Ka dheratay Tan Midigta Imana Xanuunto Waana in mudo ah Ilaa 3 Year Ma Yihiin Kuwo Khatar Ah Oo Dhibato Keeni Kara Mahadsanidin
SomaliDoc:
Waa cillad loo yaqaano "Varicocele" oo aan horay qoraal ugu faahfaahinnay ee ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3852.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version