Author Topic: Su'aal: Labadayda Xiniinyood Tan Bidix Ayaa Waxaa Kusoo Batay..?  (Read 3530 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Oscar_dream

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Labadayda Xiniinyood Tan Bidix Ayaa Waxaa Kusoo Batay..?
« on: February 25, 2017, 09:00:37 PM »
Aad baan Idin salaamu DhaManTiin Dhakhaatiirta Somaliyed Ee u adeegaysa bulshadooda Ilaahay Haidinka Raali noqdo.......InTaa Ka kabacdi........Dr Waxaan Isku Arkay Xaalad Labadayda Xiniinyood Tan Bidix Ayaa Waxaa Kusoo Batay Xidido Wayna Ka dheratay Tan Midigta Imana Xanuunto Waana in mudo ah Ilaa 3 Year Ma Yihiin Kuwo Khatar Ah Oo Dhibato Keeni Kara Mahadsanidin




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Labadayda Xiniinyood Tan Bidix Ayaa Waxaa Kusoo Batay..?
« Reply #1 on: June 02, 2017, 11:51:54 AM »
Waa cillad loo yaqaano "Varicocele" oo aan horay qoraal ugu faahfaahinnay ee ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3852.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: