Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Cunto cunisteeda ay aad u badan tahay?
(1/1)
Ishwaaq:
asc somdoc. waa idin salamay gabar walal nahay ayaa aad waxa uga cabanaysaa miisankeeda oo sii kordhaya waxay kaloo ii sheegtay in cunto cunisteeda ay aad u badan tahay marwalbo oo welwel dareento waxay raadinaysa cunto markaa cuno waa shalaayaa tiri maxaa u cuntay ma is matijisaa? aad bay uga fekertaa miisankeeda marwalba ku dhahaysa waa cayilay waa is nacay marar badan isku dayday inay joojiso lkn usbuuc hadee joojiso wee ku so laabanaysa hadane.
SomaliDoc:
Waxay u baahan tahay go'aan adag inay qaadato, midda kale cunno lagama maarmo, laakiin waa inay iska ilaalisaa cunnooyinka lagu cayilo, fadlan la wadaag qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3014.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version