Author Topic: Su'aal: Muddo 9 bilood ku dhaw dhabarkaa i xanuunayo?  (Read 3895 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Saamiyo

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Muddo 9 bilood ku dhaw dhabarkaa i xanuunayo?
« on: February 27, 2017, 06:06:38 PM »
Asc somalidc ilahey ajar hakaa siiyo aqontada aad nogu deeqday ok su.asheyda wa waxaa in mudo ah oo 9bilood ku dhaw i xanunaya dhabarka uur ayaan lahaa wan dhalay xanunkan dhabar xanunka eh markas ayu xanunka igu bilawday ilaa hada wu i haayaa oo 9bilod kaso waregatay Dhabarka lafahisa wey shanqarayan waxn u bahanahay inta badan in leyga istaago oo wan u bogayaa wan ronanaa markas dhaqtar wan tagay waxa leygu yiri qabow ba kugu jira dawoyin aya ley siiyay wan ronaday dawada marke iga dhamatay xanunki wu so laabtay kadib dhaqtar kale ayan u tagay sida ley haayo ayan u sheegay wuxu igu yiri waa romaatiisam iyo qabow dawada uu iso siyay waxna ima aysan tarin ilaa hada dhabarka wu i xanunaya marka dr maxad talo ahaan isiin leheed qeyr allha ku siiyee waxn rajeyna inad iso jawabi donto insh allah




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Muddo 9 bilood ku dhaw dhabarkaa i xanuunayo?
« Reply #1 on: June 04, 2017, 01:16:41 PM »
Inkastoo fiicnaan lahayd inaad soo faahfaahisid qaabka uu xanuunka kuu qabto, laakiin waxaan filayaa in dhabar xanuunkaagu uu yahay nuucaan, ka akhriso halkaan qoraal ku saabsan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7796.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Waxan muddo dareemayeey feeraha dushooda xanto xanto yar?

Started by QawdhanBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 7649
Last post May 15, 2013, 10:27:18 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaa in muddo labo sano ah isku arkay dhago culays?

Started by Hassan45Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 6977
Last post September 22, 2015, 01:36:10 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Saliid macsarta haddii muddo meel taallo ma isbadashaa?

Started by Hassan45Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 4340
Last post October 16, 2015, 12:32:49 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Muddo intee la eg ayay siigadu dhibaato ku keentaa?

Started by MohamedalhashiBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 4416
Last post April 25, 2015, 12:50:42 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaan qabaa Hepitatis B muddo dhan 4 sano?

Started by MiiraalleBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 3192
Last post February 20, 2016, 01:59:10 PM
by SomaliDoc