Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Waa maxay xonqorta ama warts?

(1/1)

Xikmatulzaid:
Asc Dr.
salaan kadib waxaa rabaa in aad iga caawiso xonqor ayaa i wareerisay oo mar walba iga soo baxda dhaqtar waan
u tagay lakiin is badal ma arko meesha uu iga soo baxa waa groin iyo raayaha hoostooda ma wax dhib aad u weyn miyuu lee yahay
mise waa wax iska caadi ah mahad sanid

SomaliDoc:
Halkaan ka akhriso waxa ay tahay honqorta iyo waxyaabaha keeno: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2842.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version