Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Waxaan muddo bil ah samaynayay gy?
(1/1)
Ayman Osman:
Asc
Suaal
Aad ayad u mahasan tihiin dactorska sharafta leh
Dr waxan mudo bila samaynayay gym, miisankaygu waaa 65 blse mxn rabay in jidhku ii dhismo madama oo aan ilmo dhalay markaa waxa aad i xanuunaga lugaha qaybta dhuuxa ama KUBKA loo yaqano ee jilibka ka hoosaysa waxan ka daremaya kaaar xoogan cagahana dhulka ma dhigi karo dushana way iga damqanayaan, digtoore ma arin dabiici ahbaa mise waa inaan dactor la kulmaa
Suaasha kale waxa weeye waxay maray C-SECTION markan cunugayga curad dhalayay waxana kasoo wareegtay muso laba sano ah, gymta aan smaynayo wax dhiba miyay igu keeni kartaa da,dayduna waa 22 year old thnkz dactor
SomaliDoc:
Cillada aad ka dareemayso lugaha waxaa loo yaqaanaa "Kub xanuun", waxaa keeno waxyaabo badan laakiin waxaad ka akhrisan kartaa qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2691.0
Haddii qalliinku uu laba sano ka soo wareegtay, waad samayn kartaa wixii jimicsi ah laakiin biraha culus ee la qaadqaado iska ilaali.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version