Author Topic: Su'aal: Shahwadayda ma dareemayso?  (Read 5600 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Galad Mohamed

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Shahwadayda ma dareemayso?
« on: March 02, 2017, 09:17:59 PM »
ASC DR. waxan raba inan ku waydiyo su'al an is leeyahay cid aniga ka horraysa kuma waydin,wa suurta gal anigu xita inan ka qajilayo inan su'ashan kuso bandhigo meel bulsho badan ku kulmayso lkn hadana wan ka fursan wayay, marka ado raliya iga jawab haddi aad cilmi u leedahay, DR haddaan abbaaro su'ashaydu waxa ay tahay, waxan qaba inan, hadaba markaan ku guda jirno marxaladda gudashada wajibaadkayaga ( GALMADA), xaaskaygu waxay i sheegtay inaysan dareemin wax shahwo ah, haddaan warka ku jilciyo "" markay aniga shahwadu iga timado iyadu ma daremayso wax shahwadaas jirkeeda ku dhacaysa"" marka DR ma cudur baa arrintaasi mise waa arrin caadi ah???? MAHADSANID




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Shahwadayda ma dareemayso?
« Reply #1 on: June 05, 2017, 04:17:30 PM »
Taasi qasab maahan sababtoo ah haweenka qaar ma dareemaan biyo-baxa laf ahaantiisa laakiin waxayaabo kale ayay dareemi karaan.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Shahwadayda waxaa ku jiro kuus kuus?

Started by Ali2oBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 16188
Last post December 04, 2016, 10:32:07 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Shahwadayda burqo burqo ayay leedahay?

Started by Yahye1Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 0
Views: 45184
Last post September 18, 2019, 12:46:48 AM
by Yahye1
Su'aal: BIYAHA SHAHWADAYDA WAA %20 Maxaa Sababay?

Started by m.mo141Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 8
Views: 13595
Last post August 12, 2015, 12:46:10 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Shahwadayda sidii hore uma adka?

Started by Abdi HafowBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 0
Views: 3441
Last post May 16, 2019, 09:39:57 AM
by Abdi Hafow
Su'aal: Shahwadayda waa boqokiiba 5%?

Started by Ahmed DeeqBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 33864
Last post September 08, 2019, 05:40:04 PM
by SomaliDoc