Author Topic: Su'aal: Caabuqa sanqada sidee loo daaweeyaa?  (Read 4046 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Brukude11

  • Newbie
  • *
  • Posts: 3
  • Points: +0/-0
Su'aal: Caabuqa sanqada sidee loo daaweeyaa?
« on: March 02, 2017, 03:52:07 PM »
asc aaad ayan kuu salaamayaa
 mudo 6 sano ah waxaa i hayay xanuun xanuun kaas oo aanan fahmayn markaa lkn awal wuxuu igaga bilaabmay qamunka oo i xanuunay  kdib wxuu yeeshay in uu sanka mar walba i xidhnaado  urna  kasoo baxda sanka inuu yeesho   hada lajoogo afka laftiisu  waxa uu yeeshay ur  waxaa jirta mar marka qaar kood ee habudhku saaid igu noqdo in  dhiig yar aaan kataabto sanka gudi hiisa markan farta galiyo .
cunaha dalqada sare meel aan uma leeyay halka sanka iyo afka isaga yimaadan way ixanuuntaa marka aan milix kuluq luqdo iyo xataa markan hindhisaba laabta lafteeda waxaan kadareemaa culays  oo hadba dhinac ah . dr ilaahy aakhiro iyo aduunba  garabkaaga hagalo . iiga soo jawaab   dhakhtara badan oo halkan sucuudiga joga waaan utagay waxay i dhaheen waa juyuubul anfiyah markas taas hada waan ka ladnaaday lkn waxaa igu hadhay   urtaa sanka iyo cabudhkaas   taana way ii sheegi waayen wax macquula




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Caabuqa sanqada sidee loo daaweeyaa?
« Reply #1 on: June 05, 2017, 03:23:21 PM »
Caabuqa sanqada wuxuu ka mid yahay waxyaabaha keeno af-urka, waana cilladda ay dhakhaatirtu ku sheegeen "Juyuub Anfiyah", Halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5636.0
Laakiin waxaa jiro cillado kale oo af-urka keeno kuwaasoo qaarkood la socon karaan cillada sanqada, fadlan akhriso qoraal ku saabsan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1610.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Xanuunka Barasta ma la kala qaadaa? Sidee loo qaadaa?

Started by CawadBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 35241
Last post February 22, 2010, 12:47:32 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Sidee loo dhimi karaa acid ka gaaska amaba loo ciribtiri karaa?

Started by Abdi21Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 22112
Last post September 09, 2015, 01:14:18 PM
by SomaliDoc
Sidee loo beeraa ubadka maxana looga bahan yahay haweeneyda lagu beerayo?

Started by BilaalBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 5
Views: 55350
Last post December 21, 2009, 07:54:40 PM
by SomaliDoc
Dood Wanaag: Waa Sidee Waxqabadka Hay'adaha Samafalka ee ka Hawlgala Dalka?

Started by Waxbaro!Board Feel Free Here

Replies: 4
Views: 27258
Last post March 10, 2011, 06:10:21 PM
by Waxbaro!
Su'aal:- Sidee Ayaa Ugu Fuduud Oo Laysaga Nadiifin Karaa Ilkaha Magarka leh?

Started by AbdirizakBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 23464
Last post December 05, 2011, 11:25:44 PM
by SomaliDoc