Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Waa maxay Polycystic Kidney Disease?
(1/1)
Axmed Caydaruus:
Asc dr waxaan rabaa in aad ii faahfaahiso cudurka Polycystic Kidney Disease wuxuu yhy waxa sababay calaamadahiisa iyo daawadiisa
SomaliDoc:
Waa killida oo ay ka soo baxaan fiixyo aad u badan, horay ayaan uga hadalnay qoraal faahfaahsan Fiixda kilyaha ka soo baxdo ee ka akhriso link-gaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5533.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version