Author Topic: Su'aal: Lalabo cuntada basasha cerin leh?  (Read 4039 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Abucabdi

  • Newbie
  • *
  • Posts: 5
  • Points: +0/-0
Su'aal: Lalabo cuntada basasha cerin leh?
« on: March 04, 2017, 01:07:05 PM »
Asc dr.
Waxan qaba su aal ah marka aan cunto ay ku jirto basal ceeriin aan cuno waxan darema lalabo saaid ah oo aan ku sigto inaan matago hadan sidoo kale ku qadeyo ama marka aan qadeeyo aan cabo sharabka cambaha lashiday ee dabiciga ah sido kale waxan daremaya lalabo waana matagayaa .
Arintas wan fahmi . Xirir mala yelan karta bacteriada gask h pylori  oo hada kahor layga helay . Maxanse kula tacali karaa ciladas
Mahadsnid




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Lalabo cuntada basasha cerin leh?
« Reply #1 on: June 07, 2017, 11:27:04 AM »
In cunnooyinka qaar aad ku matagtid ama ku lalabootid waxay daliil u tahay in cillad dheefshiid xumo ay jirto, waxyaabaha keeni karane waxaa ka mid ah bakteeriyada H. Pylori iyo jeermisyada kale ee ku dhaca caloosha iyo mindhicirrada.

Waxaan kugula talin lahaa in saxarada iska baartid si jeermisyadaas looga fiiriyo.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Cuntada qofka macaanka qabo cuni karo ee ku haboon?

Started by QaysBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 7102
Last post June 24, 2014, 01:58:40 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Wiilkeyga majeclo cuntada nafaqada laga helo?

Started by Abaa DalxaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 3025
Last post September 27, 2015, 12:12:41 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Ilmaha xiliga lagu bilaabo cuntada waa goorma?

Started by BalqiisahaajiBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 4356
Last post March 07, 2016, 03:51:34 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Wareer, Afqalayl, Dibbiro iyo Cuntada saliida oo i dhibto?

Started by AbdisalamaliBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 5103
Last post April 24, 2017, 02:28:18 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxaa keena in caruutu diido cuntada?

Started by HodandeeqaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 2987
Last post April 29, 2016, 09:24:15 PM
by SomaliDoc