Author Topic: Su'aal: Subaga idaha iyo Galaha (Varicocele)?  (Read 12038 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Abdulcade

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
Su'aal: Subaga idaha iyo Galaha (Varicocele)?
« on: March 04, 2017, 08:21:47 PM »
ASC DR. Marka hore waxaan idinka mahadcelin wakhtigiina iyo cilmigiina aad noo hurteen.

Su'aashayda: Doctor waxaan akhriyey qoraalkaa kaga hadashay Galaha ama cudurka loo yaqaan VARICOCELEKA waxaan kaloo akhriyey qoraalka kaga hadashay subaga idaha ama barida idaha laakiin wax xiriir ah oo labada ka dhexeeya ama si loogu daaweeyo subaga idaha Galaha/Varicoceleka kuma arag. Marka Doctor waxaan arkay iyadoo lagu sanceeyo ama lagu daaweeyo Galaha subaga idaha oo lagu daray dhir (daawo dhaqameed) waxaana arkay wiilal ku caafimaaday oo awal isku arkay calaamadaha aad ku sheegtay qoraalkii aad uga hadashay Galaha dhamaantood isada xanuunka xiniinyaha ama xidida oo barara, culays laga dareemo xininyaha iyo iyagoo dhalmadooda joogsatay markii xanuunkaasi ku dhacay laakiin fiicnaday waxna dhalay markay sanco Soomaaligaas isticmaaleen xanuunkiina ka tagay.

Marka Doctor adigoo mahadsan ma jirtaa qaab subaga ama barida iguhu u daawayn karto Galaha/Varicocele?




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Subaga idaha iyo Galaha (Varicocele)?
« Reply #1 on: June 07, 2017, 11:33:18 AM »
Cilmibaaris arintaas lagu sameeyay oo daabacan ma jirto, laakiinse waa suuragal in khibrad iyo tijaabo lagu hayo laakiinse ilaah baa naga og.
Haddii arintaan wax ka soo kordhaan, halkaan baan ku soo daabici doonnaa mar labaad.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   

Offline m.mo141

  • Jr. Member
  • **
  • Posts: 46
  • Points: +0/-0
Re: Su'aal: Subaga idaha iyo Galaha (Varicocele)?
« Reply #2 on: June 07, 2017, 01:06:29 PM »
Asc Walaaalayaala , Linkga Iso dira casharka aad Ugu Hadleysaan Galah , iyo Subaga Idaha Lagu daaweeyo Varicecole

Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: iigu soo celi faa'iidada iyo waxyeelada barida idaha?

Started by SaeedlibanBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 9321
Last post May 06, 2016, 09:51:44 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxan rabaa inaa isticmaalo subagga idaha?

Started by OskamanBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 5080
Last post October 14, 2016, 07:18:47 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaan cabay Madaxa IDAHA maraqiisa?

Started by Umu caaishaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 4312
Last post April 29, 2016, 08:46:41 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Hilib ka idaha waa ka cabsadaa?

Started by AshomBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 4456
Last post February 17, 2016, 03:37:48 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Hilibka idaha iyo daawada?

Started by MaxamedxaanBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 6214
Last post October 13, 2016, 01:14:43 PM
by SomaliDoc