Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Waxaan leeyahey madax xanuun?

(1/1)

Wiilsoomaali:
asc doctor waxaan leeyahey madax xanuun inta badana wuu I xanuunaa marmana waxbaa IGA dhaxguuxaa madaxa markaa maxaa sababa ama dawo u ah

SomaliDoc:
Madax xanuunku waa nuucyo badan yahay ee qoraalkaan ka akhriso nuuca ku hayo iyo qaabka uu kuu hayo: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=298.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version