Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Caado wareerka ma sababi karta inan ur qaadi waayo?
(1/1)
Sabriina:
1:wax wal wal ah ima hayo
2:wax buq ah iku mafurna
3:wax stres ah ima hayo
Oo an manta is dhihi karo cadada ayu ka khal khaleyay plz dhakhatirta misha kujirta
Idenka aqun oleh arintan ika cawiya
Ilhy aya wax cawinkare insha alah waxan rajaynaya in an taladena cafimad ka helo ilhy idanke
SomaliDoc:
Stress-ka kaliaya ma keeno caado wareerka, waxyaabo badan ayaa sabab u noqon kara, fadlan ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2145.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version