Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Boga ayaa wax iga qaniinayo?

(1/1)

Ashom:
Boga ayaa wax qaniinaa yaaan  gaar ahaan saqda dhexe,subaxdii ,galbihii ..wax xanuun badan oo gaas ku qiyaasay lkn aan dareemaayo in bahal goosa naayo beerka
Drre maxeey noqon karaa ayaa isleedahay??

SomaliDoc:
Bog xanuunku wuxuu astaan u yahay xanuuno dhowr ah oo caloosha ku dhaca khaasatan gaaska, caabuqa mindhicirrada, gooryaanka, xameetida dhagaxa ku jiro IWM.

Waxaa muhiim ah inaad dhakhtar la xiriirtid, si laguu baaro.

Daawo video-gaan ku saabsan cudurka Gaaska:

Navigation

[0] Message Index

Go to full version