Author Topic: Su'aal: Walal gaas ayaa layga helay?  (Read 5185 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Ugbad Cusman

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
Su'aal: Walal gaas ayaa layga helay?
« on: March 12, 2017, 08:32:56 AM »
Asc walal ado mahadsan. Walal gaas ayaa layga helay daawo aya layso qoray oo ah pylotrip iyo domperidone wan Ku ronaaday inkasto igawada tagin xanuunka kadib daawo kadanbesi lay yiri aya jirto oo ah omeprazole 40mg ah iyo domperidone labadan wan Ku xanuusaday water, AF qalel dibiryo neefto igu cuslato wadna olol, walwal, cabsi, naxdin, iyo anoo moodayo beerka inuu ibararay cml, wadna garaac. intaa markan isku arkay wan iska joojiyay omeprazol iyo domperidone wan roonaday hada markan cunto cuno ayan xoga dibiro ah daremaya waxan saren iyo boorash iyo caano lo ka ahen ma cuni karo. saaka ayan xabad omerozole ah ayan cunay neefta igu cuslatay wana dibiray marka Dr ma ka maarmi kara labadas kaniini.inta an dhaqtarka u tagin neefta aya igu ceshontay, dibiryo wadna garaac, awodo hoos iidhacda, walay baaray wadnaha wax kama qabtit gaas iyo egfishin dhiiga inta baa layga helay gaas jawabtisu sidan bey aheed (++)VE




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Walal gaas ayaa layga helay?
« Reply #1 on: June 13, 2017, 11:06:09 AM »
Waxaa jira gaaska nuuc wata wadna garaac, af-qallayl, hurdada oo laga soo naxo, cabsi iyo kor hur.
Waxaan kugla talin lahaa inaad daawatid video-gaan aan ku faahfaahiyay gaaska iyo nuucyadiisa iyo waxyaabaha lagu kala garto:
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: