Author Topic: Su'aal: Indhaha oo kala wayn?  (Read 3766 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Ahmetresta2017

  • Newbie
  • *
  • Posts: 6
  • Points: +0/-0
Su'aal: Indhaha oo kala wayn?
« on: March 12, 2017, 12:08:58 PM »
Asc dr waan Salaamay Bahda Isku Hawshay Walaalahood Xanuusan Inay La taliyaan
Dr Arin yar Baa hal ill Iga Haysata Dhakhtarna Waan u tagey Dhowr Mar Kuwa Somalia Iyo kuwa Africada Kale Ah
Hal Il Baad Moodaa in Ay  isoo Buuran Thy Oo isha kale Ka wayn Tahey Dhaktar baan U tagey Arageedu Qalab casri Ah Buu Igu eegay wuxuu Dhahey dhiig iska soo  Hunguriga Waxa Yar Ee aad moodo Sootagan Yhn Baa laga Yaba Inuu Problemku Ka  jiree waxaan Ku dhahay somalida Oo dhan Baa hungurigeeda Saa Yahay oo waa Natural Dhiigii waan iskasoo qaadey  waxba Wuu ka Waayey  Isha Arageeduna Way fiican Thy Buu Yiri Lkn Kaliya Isha Kale Bay Ka wayn Thy daawo Dhibic Isha Buu Ii qoray MOXITOL 5ML oo isha Lagu Dhibcinayo Iyo MYBULEN TAB Kiniin La Dhaho dhaho Horta Waan Ku Ladnaadey oo ishii way yar Yaraatey Oo Tii kale Bay La mid Noqon Rabtey Lkn Bil kabacdi Sidii Bay Kusoo Noqotay Markay Daawadii Dhamaatay  Dhaqtarkii waan Ku Laabte Marka Kaliya Ee aan Booqdo Lacag Buu I Charge Gareynaya 700 Dolar 2 Mar Oo dambe Baan Booqday daawiyinkii Daawooyin ka duwan Buu ii qoray Wax Is bedel Ah iskama Arag anna Waan Iska Daayey Maadama Markasta uu lacag Badan Rabo Markaa MAXITOL oo dhibcaha Baan Farmasiga Kasoo Gatey Iyo MYbulen  tablet Maadama Aan Is bedel Hore Ka Dareemay Isha Wax Ma Yeeli Karaan Hadaan Xitaa Markay Iga Dhamaataba soo Gato Se daawooyinkan Ii faahfaahi plz Iyo waxey Taraan mhdsanidiin




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Indhaha oo kala wayn?
« Reply #1 on: June 13, 2017, 11:12:15 AM »
Daawada Maxitol waa qallajiye indhaha loogu talagalay, kan kalane waa xanuun baabi'iye, inaad joogtaysidne waa qalad.
Waxaan hadalkaaga ka fahmayaa inaad u baahan tahay sharaxaad badan iyo talo intaa dhaafsiisan, tusaale ahaan dhiigga uu dhakhtarka kaa qaadayay ee hunguriga aad u fahantay waa hormoonka qanjirka thyroid-ka oo hadduu kacsan yahay keeno in ishu ay soo kuusato, hal il way noqon kartaa laakiin badanaa labada il ayaa u badan.

Waxaan kugula talin lahaa inaad qeybta messages-ka ee Facebook nagala soo xiriirtid si aan talo inta ka faahfaahsan kuu siino, su'aalo kalane laguu waydiiyo, ha hilmaamin in aad qoraalkaan soo xigatid si laguu garto.
https://www.facebook.com/HealthySomalia/messages/
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Nin jidhkisu kala weyn yahay (XAGA SARE OO YAR IYO XAGA HOOSE OO WEYN)

Started by Hotboy911Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 23292
Last post June 13, 2015, 03:26:34 PM
by SomaliDoc
Su'aa: Xanuun caruurta ah Iyo Xanuun indhaha ah?

Started by Nuur12Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 6
Views: 23784
Last post September 06, 2011, 09:46:03 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Xanuunka Barasta ma la kala qaadaa? Sidee loo qaadaa?

Started by CawadBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 33801
Last post February 22, 2010, 12:47:32 PM
by SomaliDoc
Su'aal : Gacanta bidix kala gooys calaacasha iyo gacanta ayaa i xanuunta?

Started by AadaarBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 4
Views: 41498
Last post January 20, 2018, 03:01:49 PM
by Abdirizak Hazzan
Su'aal: Wuxuu bilaabay inuu indhaha bilig bilig ka siiyo?

Started by Abdi21Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 8019
Last post June 26, 2017, 10:06:28 AM
by SomaliDoc