Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Carabka qeybtiisa hore?

(1/1)

Diihaal Guuto:
asc dr waxaan isku arkay modo 8 bilood ah in carabka qeybtiisa hore hadba ay iga soobaxayaan jaan ama labo jaamood oo gaduudan oo goobo wareegsan oo kale ah, week gudihiis si iskood ah bay isaga baa'in kadib bilgudeheed way igu soo noqon hadana wey baa'i

marka dr talo iga sii arintan maxay noqon kartaa

waa mahadsanthy

SomaliDoc:
Waxay noqon kartaa sadax arrimood mid: in aad xasaasiyad ama allergy ku qabtid cunnooyinka aad cuntid qaarkood, tan labaad in fitamiinnada qaarkood ay kugu yar yihiin, kuwaasoo carbka laga fahmo tan 3-aad in caabuq uu jiro weliba nuuca fangaska, waxaa arrimahaas lagu kala sooci karaa in la arko carrabka. marka fadlan dhakhtar la xiriir si laguu eego ama sawirrada carrabkaaga noogu soo dir qeybta messages-ka ee boggeena Facebook.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version