Author Topic: Su'aal: Tiibishada Qanjaha Ku Dhacdo?  (Read 5556 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Kaltuun

  • Jr. Member
  • **
  • Posts: 33
  • Points: +0/-0
Su'aal: Tiibishada Qanjaha Ku Dhacdo?
« on: March 14, 2017, 11:26:16 AM »
asc wlalaha soomaliyed ee ku howlan pagekan bacda salaan waxaan rabaa inaan jawaab dagdag ah ka helo amaba sida ugu macquulsan ee laygusoo jawabi karo dr wiil yar aan qaraabo nahay baa lagaa helay TP qanjoodka mudo hada sadex biloodana daawadii waa qaadanayey markii hore ee dhakhtarka la keenay miyi baa laga keenay sankaa dhiig laga furay marki la baaray waaroonaaday marka ayaamo dhowayd buu yarkii dhiig laga furay sanka xinjiro ubadan madaxu xataa waa bararayaa midabkisa wajigana madow bad ka dareemaysaa carabka nabraa kasoo baxay dhakhtarki ban ku celinay ka helay xanuunka marka wuxuu nagu yiri xanuun ban uga shakiyey dheecaan halaga qaado dhakhtar wayn geeya familkisana dhaqalihii ma hayaan hada lagu kaxaynlahaa marka dr maxaad umalaynysa xanuunkaa calaamadaha leh maxadse nagula talin lahyd ilaahay ajar haka siiyee .
wad mahadsantihiin




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Tiibishada Qanjaha Ku Dhacdo?
« Reply #1 on: June 21, 2017, 02:43:31 PM »
Walaal, wiilka Allaha caafiyo, laakiin inta an ka fahmay warbixintaada kooban uma malaynayo inuu Gondallaariyo ama TB-da qanjaha uu qabo, waxaase jira xanuun badanaa lagu qaldo oo astaamahaa iska leh, laakiin waraysi dheeraad ayaad u baahan tihiin ee toos noogala soo xriiira qeybta messages-ka ee bogeena Facebook: https://www.facebook.com/HealthySomalia/messages/

Akhriso qoraal ku saabsan Xanuunka TB-da qanjaha: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3841.0.html
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Markaa caadadu igu dhacdo aan ka daahirsado?

Started by Amran MarwoBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 3576
Last post May 27, 2016, 09:35:24 PM
by SomaliDoc
Xuquuqda Bukaanka Iyo Dhakhtarka (Dhacdo) !!

Started by SomaliDocBoard Qaybta Wacyi Galinta

Replies: 0
Views: 25300
Last post February 20, 2017, 05:36:09 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waa imisa nuuc Tb-da lafaha ku dhacdo?

Started by AbadifatahBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 6592
Last post November 29, 2018, 04:59:21 PM
by SomaliDoc
Dhacdo la yaab ah

Started by Terror manBoard Feel Free Here

Replies: 0
Views: 4517
Last post May 26, 2009, 01:54:15 PM
by Terror man
Su'aal: Tiibishada ku dhacda makaanka dumarka?

Started by DaaniBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 5193
Last post May 23, 2018, 09:40:28 AM
by SomaliDoc