Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Waxaan ku dhalay qalliin?

(1/1)

Amranqaaali:
Asc doctor waxa qaba su.al  waxan ahay gabar ku dhashay qaliin cunugeyga wuxu jira  4bil kanin an qadanaye kaninki wan ilobay kadibne wan iska dhafay coloshi wali kababisadi kama bixin hadan uur qado ma wax dhib aya ka iman karo madama kaniinki iska dhafay sidesa iskaga ilalin kara uur madama kaninka an xasusanen mahasanid doctar

SomaliDoc:
Hooyada markay qalliin ku dhashaa waa in ugu yaraan aysan uur qaadin, si dhaawacii u raysto, iyadane ay jir iyo naf ahaanba u diyaar garawdo, cunugane uu muddo ku filan caano naasaha u helo.

marka daawada laguu qoray oo kaa luntay haddii ay tahay tii uurka ka hortagaysid, waa in aad dhakhtarkaaga ku laabataa si laguugu qoro mar labaad, haddii kale uur ayaad qaadi kartaa waqti aadan ku tala galin.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version