Author Topic: Su'aal: Nabro dhiicaan wata oo Gacmaha iiga Soo baxa?  (Read 4021 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Saciid145

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
Su'aal: Nabro dhiicaan wata oo Gacmaha iiga Soo baxa?
« on: March 18, 2017, 10:53:27 PM »
Asc Dr Waan ku salaamay waxaan Rabaa inaa ku weydiiyo Mudooyinki Danbe waxaan 2 Gacmo Inta Faraha iyo ku Heersan waxaa Iiga Soo baxaye Nambaro afka dhiicaan Ku wata Ilaa Hada ma ogi sababta keentay Waxaas waxaan tagay Dr waxa uu Ii diray Dhig Isfilito waxuuna iiso qoray  Daawooyin iyo saabuun Dettol lagu magacaabo Saabuubtaas markaan Cuntada cuno ayaa Gacmaha islaga Dhaqaa  waxaan Hada Dareemayaa In ay Xoogaa sidi hore  Nambarhaas iiga joogsadeen  Nambaraha waa kuwa markaas bajiso biyaha ka imaanaya  waxaana Inta Jinta gamaha ku xeeresan ah waxaa mexe yihiin

Mida kale iyana waxaan Qabaa Burukiito Kuleel igu gashay oo Neef isku badashay  hada marki ley qabto waxaan isticmaalaa Vuntiliin  iyna  Maxaa xal ah

3 Qoor xanuun waxaan qabaa iyadoo aan juciyo daqiiqad walbo Xitaa waxaan Madax gadaal U tuuuraa iyadoo Qoorta hoosteeeda ilaa feeraha i jucanaayan maxaa iskga joojin karaa iyana
Wabilaahi towfiiq  allah Mahad leh jawaab wacan




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Nabro dhiicaan wata oo Gacmaha iiga Soo baxa?
« Reply #1 on: June 21, 2017, 02:39:43 PM »
Nabro qoyaan wato oo gacmaha ka soo baxo waxyaabo badan ayaa keeni karo, isfiilitadu waa ka mid, marka dhakhtar cudurrada maqaarka inaad la xiriirtid ayaa haboon si loo kala ogaado.

Midda labaad, Ventolin haddii aad isticmaashid oo aad ku raysanaysid, waxa ku haayo maahan burunkiito ee waa Neef ama Xiiq, halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=351.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Wax ka baro Ilka-baxa iyo Ilka-dawacada

Started by SomaliDocBoard Qaybta Wacyi Galinta

Replies: 1
Views: 32140
Last post July 05, 2015, 08:53:23 AM
by Darmaan123
Su'aal: Waxaa dhuunta ilaa qoorta iiga yaal buur buur?

Started by XikmaawiBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 15399
Last post February 28, 2016, 01:40:51 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waa maxay finka kaso baxa dabada? Una eg kaso bax cml?

Started by Ahmed dollarBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 25487
Last post October 22, 2016, 05:04:32 PM
by SomaliDoc
Su?al: Seddexdii biloodba indhaha waxaa iiga soo baxaa nabar yar oo cuncun leh?

Started by Dr baddalBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 15376
Last post March 17, 2011, 11:26:04 PM
by SomaliDoc
Su'aal ku saabsan jirka dhexdiisa iiga socdo hawo guureyso?

Started by Maxamed1969Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 18754
Last post August 13, 2010, 03:34:13 PM
by SomaliDoc