Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Waxaan dareemaa dhikalaha oo i xanuuna?

(1/1)

C.casiis abiib cismaan:
Asc aad baad u mahdsantihiin dhamaan bahda cafimaadka suaashydu waxay tahy labad dhikolod aya i xanuuna wakhtiga saxaradana biyo mani ah aya iga imaad laba jeer oon badhitan kadi ah kayga qadyna infection aya la yidhi kadida ayu ku jiraa

SomaliDoc:
Dhikilaha / xiniinyaha oo ku xanuuna waxay astaan u noqon kartaa caabuq, weliba in qanjirka ragga ee "Borostaatada" ay cillad ka jirto maadaama shahwo ay kaa timaado markaad saxaroonayso. akhriso qoraal ku saabsan arintaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2631.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version