Author Topic: Su'aal: Waxaan qabaa xasaasiyad?  (Read 3678 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Abdilahi hassan

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Waxaan qabaa xasaasiyad?
« on: March 21, 2017, 10:37:12 AM »
Asc dhamaan dhakhaatiirta ku hawlan u shaqaynta bukaanada iyo cilad dareemayaasha wan idin salaamy. itaa kadib waxaan qabaa XASAASIYAD                                               waxa aan dareemayo waxa kamida.        1.Qufac fara badan                                     2.indho cuncun                                            3.cago xanuun                                             4.dhabar xanuun                                         5.madax xanuun waliba dhinac ah         Markaa waxn rabaa daawo ii sheega maxan isticmaala waliba Waxan leeyahy SANBOOR




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Waxaan qabaa xasaasiyad?
« Reply #1 on: June 26, 2017, 09:57:33 AM »
Astaamaha aad dareemayso wuu leeyahay cudurka samboorka, ee halkaan ka akhriso cudurkaas oo faahfaahsan iyo qaab dabiici ah oo loola tacaali karo: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5658.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: waxaan hada wax ka bartaa blood vessels, health & blood components?

Started by AbdikaniBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 25893
Last post January 29, 2012, 10:50:28 PM
by Dr.Adnan
Su'aal: Waxaan isku arkay markaan aqriska badsado in aan arki waayo?

Started by AbdikaniBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 47973
Last post March 07, 2011, 05:28:58 PM
by SomaliDoc
Su'aal: waxaan isku arkay nabaro yaryar oo afka gudihiisa iga soo baxa?

Started by CabdicasiisBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 29502
Last post April 19, 2011, 09:51:52 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Hooyaday oo waayeel ah ayaa waxaan ku aragnay wareer aad u xoog badan?

Started by GantaalBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 24877
Last post November 01, 2011, 10:39:11 PM
by SomaliDoc
Su'aal: waxaan isku arkay inan biyaha ama shahwada ceshan karin?

Started by CalansideBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 35403
Last post December 18, 2015, 08:07:37 PM
by SomaliDoc