Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Qanjirada Dhuutna oo Duleelo yeesha?

(1/1)

Saciid145:
Asc Dr waxaa rabaa inaa Ku weydiiyo waxaa qabaa Horta Dhagxaanta Dhuunta ka Yimaada. Yirid
 Labada qanjir ee dhuunteeda waxa ay yeesheen Duleell iyadoo Duleeladaas ay iga Soo baxaan Dhagxaanta yirid ka  Farta ayaana uga soo saaraa duleeledaas dhuunteeda ma la haan jirin dhawaana haan ayaan isku arkaye  maxaa keena arinkaa

SomaliDoc:
Duleeladaas waxay samaysmaan markii dhagaxaanta ku samaysmaa, akhriso qoraal faahfaahsan oo aan kaga hadalnay cilladaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2601.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version