Author Topic: Su'aal: Qanjirada Dhuutna oo Duleelo yeesha?  (Read 3878 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Saciid145

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
Su'aal: Qanjirada Dhuutna oo Duleelo yeesha?
« on: March 21, 2017, 10:18:45 PM »
Asc Dr waxaa rabaa inaa Ku weydiiyo waxaa qabaa Horta Dhagxaanta Dhuunta ka Yimaada. Yirid
 Labada qanjir ee dhuunteeda waxa ay yeesheen Duleell iyadoo Duleeladaas ay iga Soo baxaan Dhagxaanta yirid ka  Farta ayaana uga soo saaraa duleeledaas dhuunteeda ma la haan jirin dhawaana haan ayaan isku arkaye  maxaa keena arinkaa




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Qanjirada Dhuutna oo Duleelo yeesha?
« Reply #1 on: June 26, 2017, 10:00:13 AM »
Duleeladaas waxay samaysmaan markii dhagaxaanta ku samaysmaa, akhriso qoraal faahfaahsan oo aan kaga hadalnay cilladaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2601.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Cunaha iyo qanjirada ayaa i xanuuna?

Started by Rahma qaliBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 2
Views: 10874
Last post November 10, 2012, 02:11:45 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Qanjirada saracda ayaa i bararsan?

Started by Maxamed HassanBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 0
Views: 34444
Last post July 17, 2019, 05:17:02 AM
by Maxamed Hassan
Su'aal: Qanjirada dhuunta aya i xanuunaya?

Started by JanaaleBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 3623
Last post October 26, 2016, 06:33:16 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaa la iga saaray qanjirada?

Started by AtikaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 6356
Last post December 01, 2019, 01:28:20 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Jidhka oo xasaasid aan joogto ahayn yeesha?

Started by Muna O.HamariBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 5808
Last post November 10, 2012, 01:22:51 PM
by SomaliDoc