Author Topic: Su'aal: Sidee lagu daaweeyaa squint (weershenimada)?  (Read 4159 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Sadaq

  • Newbie
  • *
  • Posts: 5
  • Points: +0/-0
Su'aal: Sidee lagu daaweeyaa squint (weershenimada)?
« on: March 28, 2017, 05:27:49 PM »
Dear, Doctors.

Waxaan wataa suaal ku sabsan Squin ama weershanimada dadeydu waa 22 sano jir isha bidix ayan squin ka qawaa dhaqtar kumana dhalanin anigoo 8 sano jir eh ayaa waxa iga dhacay Ul jug jogan ayaa gartay kadib hospital ama dhaqatiir lima geynin waxan jogay mel
badiyo/miga waxa la iga gubay gacanta midig iyo dawoyinkale on xasusanen wan ku ficnaday lakin ishii waxa koray caad wax
wan arki lakin wax iga fog ama waxyalaha yaryar ma arko hortayda markaa so hor istagto waxad modaa in indhahayga simanyihiin
hadana markad dhanka bidix iga marto waxad u malenesaa in an weershe ahay xiliyada kulul markan lugeeyo madaxa ilaa isha ayaa i xanuunta.

Waxaan idinka codsanayaa inad talo iga siisan samaynta ay isha kale kun yeelankarto tan kale Squinkan maxaa sababa? mala sixikara squinka? ma isledahay caadka wa laga qadikaraa?




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Sidee lagu daaweeyaa squint (weershenimada)?
« Reply #1 on: July 05, 2017, 01:23:29 PM »
Halkaan ka akhriso nuucyada weershanimada iyo siyaabaha loo daaweeyo: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2959.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

"Shooga Dhaqanka" Waa Dhibaato Qurbaha Lagu Arko.

Started by SomaliDocBoard Qaybta Wacyi Galinta

Replies: 0
Views: 29275
Last post January 17, 2017, 05:34:31 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Xanuunka Barasta ma la kala qaadaa? Sidee loo qaadaa?

Started by CawadBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 33575
Last post February 22, 2010, 12:47:32 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Sidee loo dhimi karaa acid ka gaaska amaba loo ciribtiri karaa?

Started by Abdi21Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 21127
Last post September 09, 2015, 01:14:18 PM
by SomaliDoc
Ilma yar oo markuu hadlayo, hadalka ku dhex nax naxa, maxaa lagu tilmaami karaa?

Started by CilmiSabcaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 4
Views: 34514
Last post December 08, 2012, 08:59:58 PM
by CilmiSabca
Su'aal: Waa maxay astaamaha lagu karto marka jirka ku yartahay birta (Iron)?

Started by HeetiBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 31145
Last post January 16, 2010, 06:58:51 PM
by SomaliDoc