Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Waxaa igu yaallo buro "Fibroadenoma"?

(1/1)

Habsa:
Asc waan idin salaamaya  dhamaantin  saalaan  kadib waxan rabay su,aal in ad iga jawaabtin  hadii allaha yirahdo naaska waxa iga yaalo buro noca ladhaho fibroadenoma waxa lagu so sheegay labo bilod ka hor inta waxa isi dheer ibta hore ee naaska  wax iga so baxay timo yar yar   maalin dhawed  ban isku arkay timo ku wa regsan ibta naaska umana sheegin wax dhakhtara marka waxan rabay 1 in aad isheegtan timahani waxey yihin iyo in aad iga cawisan wax burada iga babinayo ama iga yareenayo dawo  hadad heysin wad mahadsantihin  please  jawaab 

SomaliDoc:
Timo inay ka soo baxaan ibta naaska waa arrin dabiici ah, wax dhib ahne ma keento waxaana badanaa lagu arkaa haweenka aan caruurta weli dhalin. Midda ku saabsan burada Fibroadenoma, qoraal faahfaahsan oo aan kaga hadalnay ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2224.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version