Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Markaan fikir dhiiban rabo waan gariiraa?

(1/1)

Khadar Ahmed:
Dr.salaankadib:waxan qaba su,aal wana sida tan:waxan isku arkay cilad ah marka andandad badan dhax jogo ama an Class ku jiro an is idhaah fikirkaga dhiibo ama wax sheeg,wan gariiraa dhidhid badan waa igasodaata gabigeyguba wan isbadala,wanan jecelahay inan adka wax usheego,marka maxa Xal ah sideen iskaga daweyn kara ciladan.

SomaliDoc:
Astaamaha aad dareemaysid oo idil waxay ka tarjumayaan xaalad loo yaqaano "Social Anxiety" ee halkaan ka akhriso qoraal aan horay ugu faahfaahinnay: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7467.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version